Monday, 12 October 2026

23°C · Dhusamareb
Galmudug.com
Galmudug.comThe land between the ocean and the plains
Caasimada Online

DF oo shaacisay mowqifkeeda xiisadda Itoobiya iyo Eritrea

Read the story

Galmudug news

All news →

Politics

All news →
PoliticsCaasimada Online

Fiqi oo ka digay shirqool uu sheegay inay maleegayaan mucaaradka DF

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo qoraal soo saaray ayaa u jawaabay mucaaradka kasoo horjeedo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo mar kale dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka bilaabay magaalada Muqdisho. Dhaq-dhaqaaqyada ayaa laga…

PoliticsCaasimada Online

Maxay DF Soomaaliya ka tiri guusha Sagal Cabdiweli?

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa xiriir la sameeyay Sagal Abdi-Wali oo ah gabadh Soomaaliyeed oo dhowaan loo doortay in ay noqoto xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Boqortooyadda Ingiriiska,…

Security

All news →
SecurityCaasimada Online

Falcelin xooggan oo ka dhalatay xiisadda ka dhex-qaraxday Shariif iyo DF

Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay xiisadda cusub ee ka dhex-qaraxday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo u…

SecurityCaasimada Online

Sheekh Shariif oo si adag uga jawaabay qoraalkii Hay’adda NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh ayaa si kulul ugu jawaabay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo ciidamadiisa ku eedeysay inay khalkhal-gelin amni ka wadaan magaalada Muqdisho, iyadoo soo bandhigtay…

Business

All news →
BusinessShabelle Media

Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027

KISMAYO, Somalia — Jubbaland’s Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase in domestic revenue. The budget totals $60,886,783.86, according to a report from the Jubbaland Ministry of Finance…

Climate & Environment

All news →
Climate & EnvironmentGoobjoog News

Webiga Shabeelle oo Ku Dhowaaday Heerka Digniinta Fatahaadaha

Heerka biyaha Webiga Shabeelle ee magaalada Jowhar ayaa toddobaad gudihiis si weyn kor ugu kacay, isagoo ku dhowaaday heerka digniinta fatahaadda, sida lagu sheegay saadaashii ugu dambeysay ee FAO-SWALIM.

HealthGoobjoog News

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka

Sannad kasta, marka la gaaro 10ka Oktoobar, caalamka waxaa si wadajir ah loo xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka. Munaasabaddan caalamiga ahi waxay bulshooyinka adduunka u tahay fursad ay…

HealthBBC Somali

Cunto midabo kala duwan leh: sirta nafaqada iyo caafimaadka

Cunista cuntooyin kala duwan oo isku dhafan waxay gacan ka geysan kartaa kor u qaadista caafimaadka maskaxda, hagaajinta fayoobaanta jirka, iyo yareynta khatarta cudurro kala duwan, oo ay ku jiraan cudurrada wadnaha.

Learn about Galmudug

Districts: Dhusamareb · Galkayo · Hobyo · Adado · Abudwak · El Buur · Harardhere · Guriel

Stay with us

Get the latest Galmudug headlines by email.

We use your email only for this newsletter. Unsubscribe anytime: admin@galmudug.com.

Your opinion

Tell us what you think — about the site, the news, or Galmudug itself. We read every message.